Month: March 2017
-
Afrika
BANDHIGGA XAAJI: KU CELIS….Danjire Maxamed Cali Ameeriko side isku yihiin ciyaaraha kooxdee ayuuse taageeraa & qodobadii xiisaha iyo la yaabka xambaarsanaa.
(Gothenburg) 31 Maarso 2017 – Dhegeysatayaal waxaannu dib ugu noqonnay kaydka cajaladaha GoolFM.net oo aannu idiinkaga soo qabannay qayb ka…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Daafaca Sead Kolašinac oo la sheegay inuu AC Milan caafimaadka u mari doono isla marka la saxiixo heshiiska iibka 14-ka Abriil
(Gilcenkirchen) 31 Maarso 2017 – Kooxda AC Milan ayaa haatan u muuqata mid usii dhowaanaysa maalin taariikhi ah oo ay…
Read More » -
England
Antonio Conte oo la sheegay inuu Chelsea ka tegi karo!
(London) 31 Maarso 2017 – Wakiilka Antonio Conte ayaa hoosta ka xarriiqay in uu macallinkani doonayo ”inuu sii joogteeyo” shaqadiisa…
Read More » -
England
Tababare Antonio Conte oo ka hadlay wararka Eden Hazard la xiriirinaya kooxda Real Madrid
(London) 31 Maarso 2017 – Tababaraha kooxda kubadda cagta Chelsea ee Antonio Conte ayaa ka hadlay wararka xanta ah ee…
Read More » -
England
Romelu Lukaku oo ku guuleystay abaal-marinta xiddiga bisha Maarso ee Premier League
(Liverpool) 31 Maarso 2017 – Dhaliyaha kooxda kubadda cagta Everton ee Romelu Lukaku ayaa ku guuleystay abaal-marinta xiddigii bisha Maarso…
Read More » -
England
Tababaraha ku guuleystay abaal-marinta macallinka bisha Maarso ee Premier League oo la shaaciyey
(Bournemouth) 31 Maarso 2017 – Tababaraha kooxda kubadda cagta Bournemouth ee Eddie Howie ayaa ku guuleystay abaal-marinta macallinkii bisha Maarso…
Read More » -
England
Andros Townsend oo ku guuleystay abaal-marinta goolkii ugu fiicnaa bisha Maarso ee horyaalka Premier League… (DAAWO)
(London) 31 Maarso 2017 – Andros Townsend ayaa ku guuleystay abaal-marinta goolkii ugu fiicnaa bisha maanta gabagabada ah ee Maarso horyaalka…
Read More » -
Spain
MSN oo dib ugu soo laabtay tababarka Barcelona + SAWIRRO
(Barcelona) 31 Maarso 2017 Weerarka halista ah ee kooxda Barcelona ee MSN ayaa dib ugu soo laabtay tababarka kooxdooda kadib markii…
Read More » -
England
“Chelsea ayaa ka wayn Arsenal” – William Gallas oo u jawaabay Arsene Wenger
(London) 31 Maarso 2017 Daaficii hore ee kooxaha Arsenal, Chelsea iyo Tottenham ayaa ka jawaabay hadal ka soo yeeray tababaraha kooxda…
Read More » -
Spain
Kooxdee ugu dhaw hanashada LaLiga xiliciyaareed kan? – Fabio Capello ayaa ka jawaabaya
(Madrid) 31 Maarso 2017 Tababaraha reer talyaani ee Fabio Capello ayaa ka hadlay tartanka horyaalka Spain ee LaLiga oo ka xiiso badan…
Read More »