Kaddib markii uu 300 oo kulan maanta saftay Fabregas, waa kuwee xiddigaha reer Spain ee ugu safashada badan horyaalka Premier League? + SAWIRRO

C5hw4GkWMAI7j18

(London) 25 Feb 2017 – Cesc Fabregas ayaa maanta noqday Spanish-kii ugu horreeyey ee 300 oo kulan safta horyaalka Premier League.

Laacibkan qadka dhexe ee Fabregas ayaa rikoodhkan cusub ee uu u dhigay xiddiga reer Spain ee ka xamaasha ama ka xamaalan jiray horyaalka Premier League ugu dabaal degay gool uu ka dhaliyey kooxda Swansea City kulankii ay Blues 3-1 ku badisay, iyadoo kooxdiisa Chelsea ay hoggaanka horyaalka Premier League ku qabatay 11-dhibcood.

Halkaan hoose ka eeg xiddigaha reer Spain ee ugu safashada badan horyaalka Premier League iyo laacib waliba inta kulan oo uu saftay:-

C5hHpWtWcAE4eqv

Cesc Fabregas (300)

C5hHpsjXEAAON9c

Pepe Reina (285)

C5hH6ZjXMAA1h5O

Mikel Arteta (284)

C5hIPmKWAAMzM0D

Fernando Torres (212)

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close