XOG: Arsenal oo ay ka go’antahay soo xero galinta Lorenzo Insigne

Napoli's Italian forward Lorenzo Insigne celebrates after scoring during the Italian Serie A football match SSC Napoli vs Empoli FC on January 31, 2016 at the San Paolo stadium in Naples. / AFP / CARLO HERMANNCARLO HERMANN/AFP/Getty Images

(London) 21 Feb 2017. Arsenal waxa ay dooneysaa in ay ololahan marka uu dhamaado la soo wareegto Lorenzo Insigne, sida xogo hoose lagu helayo.

25 jirkan waxaa lala xiriiriyey kooxo waa weyn kaddib olole fiican oo uu la qaadanayo Napoli.

Sida laga soo xiganayo saxafiga Nicolo Schira oo si weyn looga qadariyo Italia, Arsenal sahan ayey u dirtay xiddiga soo daawada kulankii ay Chievo garaaceen.

Insigne sideed sano ayuu ku qaatay dheesha Italia.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close