Theo Walcott oo xalay dhaliyay goolkiisii 100-aad kaddib markii ay Arsenal u soo baxday sideed dhammmaadka FA Cup

thio

(England) 21 Feb 2017.  Naadiga Arsenal ayaa xalay si sahlan ugu soo gudubtay wareega sideed dhammaadka ee tartanka FA Cup kaddib markii ay 2-0 ku mareen kooxda yar ee Sutton United.

Mid ka mid ah goolashii ay ku adkaatay Gunners ayaa waxaa u saxiixay xiddiga reer England ee Theo Walcott kaa oo ka dhignaa inuu ahaa goolkiisii boqolaad uu u dhaliyo kooxda.

Walcott is congratulated after he netted his 100th goal for the Gunners at Gander Green Lane

Arsenal ayaa sidoo kale wareega sideed dhammaadka ku wajihi doonta koox kale oo yar oo aan ka ciyaarin heerka sare Lincoln City.

Inkastoo laga adkaaday naadiga Sutton United misane waxaa ka muuqday farxad aad u wayn gaar ahaan taageerayaashooda oo garoonka soo galay maadaama uu kulanka ahaa kii ugu waynaa ee ebid ciyaaraan taariikhdooda.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close