Rooney oo seegi kara kulanka kama dambeysta EFL Cup-ka

(London) 21 Feb 2017. Weyne Rooney waxa laga yaaba in uu seego kulanka kama dambeysta EFL Cup-ka ee ay Southampton la leeyihiin dhaawaca awgiis.

31 jirka waxaa la sheegay in uu aray qalliin bilowgii asbuucan taas oo seejiyey kulankii FA Cup-ka ee Blackburn Rovers.

Rooney  badi ololahan waxa uu ahaa keydka isaga oo 2 gool dhaliyey 7dii kulan ee ugu dambeeysay.

Daily Star waxa ay leedahay suurtagal ua muuqato in uu kahor Fiinaalaha EFL Cup-ka soo kabto Rooney.

Rooney Young

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close