Arsenal oo lagu soo eedeeyay xushmad darro kaddib markii ay si xun isugu soo qaseen qolka …..+SAWIRRO

barca

(England) 21 Feb 2017. Arsenal ayaa lagu soo eedeeyay xushmad darro kaddib markii ay si xun isugu soo qaseen qolka dhar badelashada naadiga  Sutton kaddib ciyaartii xalay ay 2-0 uga adkaadeen tartanka FA Cup.

Xiddigaha Arsenal ayaa daba iyo dacal walaaqay qolka dhar badelashada kooxda yar iyagoo caagadaha biyaha, tiishka iyo waxyaabo kale uga tagay qolka dhexdiisa.

Waxaa kaloo xitaa la sheegay inay dhalo caano ku jiraan uga tageen Hiitarka dushiisa.

Baraha Bulshada ayaa la isla dhex qaaday sawirka sidii ay xiddigaha Gunners ka soo dhigeen qolka dhar badelashada Sutton iyadoo dadka qaar ay soo qorayeen inay xitaa ka soo dajin lahaayeen baabuurka isla markaana ay dib ugu soo celin lahaayeen qolka si ay u hagaajiyaan.

Arsenal left the changing room at Gander Green Lane in a mess after their 2-0 victory

There were bottles of drink and toilet roll left all over the floor of the humble changing room

Arsenal did not leave the Sutton away dressing room in the state they found it in

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close