XULKA SERIE A: 11-ka xiddig ee todobaadkan ugu xariifsanaa Serie A-da

(Roma) 20 Feb 2017 – Waxaa shalay la ciyaaray todobaadka 25-aad ee horyaalka Talyaaniga, waxaana ugu yaab badnayd kooxda caga saarta u ah taxa kala sarreeynta horyaalka Talyaaniga ee Pescara oo heshay guusheedii ugu horreeysey oo run ah iyadoo weliba si xun u gashay Genoa oo ay 5-0 ku garaacday.

Haddaba, weriyaha ciyaaraha ka faallooda ee Dave Taylor ayaa soo xulay sida uu u arko 11-ka xariif ee todobaadkan ugu xirfadda wanaagsanaa ee horyaalka heerka 1-aad ee Serie A iyo xarfaanta xusidda mudan.

Lukasz Skorupski [Empoli]

Danilo D’Ambrosio [Inter]

Kostas Manolas [Roma]

Cristiano Biraghi [Pescara]

Keita Balde Diao [Lazio]

Marek Hamsik [Napoli]

Gianluca Caprari [Pescara]

Radja Nainggolan [Roma]

Lorenzo Insigne [Napoli]

Paulo Dybala [Juventus]

Gonzalo Higuain [Juventus]

Xarfaanta xusidda mudan: Kwadwo Asamoah [Juventus], Piotr Zielinski [Napoli]. Ledian Memushaj [Pescara], Jose Callejon [Napoli], Leandro Paredes [Roma] Edin Dzeko [Roma], Radja Nainggolan [Roma], Ahmad Benali [Pescara] Gregoire Defrel [Sassuolo]

ser

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close