XOG: Inter oo dooneysa Vidal

(Milan) 20 Feb 2017. Kooxda kubadda cagta ee Inter Milan ayaa dooneysa Aleix Vidal sida ay qortay GazzaMercato.

Xiddigan ayaa seegi doona inta ka harsan ololahan dhaawaca dartiis.

Inter waxa ay ku jirtaa diyaar garow ay dalab ugu gudbineyso Vidal xagaaga  soo socda.

Dambeedkan midi gee shanta kulan u saftay Catalankahor inta uusan dhaawaca canqawga ah soo gaarin waxa uu sidoo kale bartilmaameed u yahay koox kale oo reer Europe ah.

FBL-ESP-LIGA-BARCELONA-LASPALMAS

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close