Kooxda usbuuca ee FA Cup oo la soo saaray

 mmmmm

(England) 20 Feb 2017. FA Cup ayaa gaaray heerkiisii sideed dhammaadka iyadoo qoorta la isku galiyay camaaliqada Man United iyo Chelsea.

Haddaba Goal ayaa qalinka u qaadatay oo shax ka sameysay xiddigihii ugu fiicnaa ee ka soo muuqday kulamadii la ciyaaray usbuucan tartanka ugu qadiimsan Ingiriiska.

EEG SHAXDA:

mm

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close