Keydleydii Man United ee kulankii xalay oo Rikoodh cusub ka dhigay FA Cup

 keyddd

(England) 20 Feb 2017. Man United ayaa xalay u soo gudubtay sideed dhammaadka FA Cup kaddib markii ay ka soo adkaadeen Blackburn Rovers iyadoo xiddigihii keydka u ahaa kulankaa ay taariikh cusub ka sameeyeen tartankan ugu qadiimsan England.

Boqol Milyanle Pogba, Zlatan Ibrahimovic, Juan Mata, Luke Shaw, Dean Henderson, Bastian Schweinsteiger iyo Eric Bailly ayaa keydka u fadhiyay Red Devils iyadoo ay noqdeen keydkii ugu qaalisana taariikhda FA Cup.

Xiddigahan rikoodhka sameeyay ayaa ku kacayay qiimo dhan 192.5-milyan oo bound.

Eeg qiimaha ay ku fadhiyaan xiddigaha keydka u ahaa Man United kulankii xalay????

dd

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close