KAARTUUN: Gareth Bale oo door halyey ciyaaray kulankii ugu horreeyey dhaawicisii kaddib

(Madrid) 20 Feb 2017. Gareth Bale ayaa dheelay xalay kulankiisii ugu horreeyey kaddib mudo uu dhaawac uga maqnaa Real Madrid.

Garabka Wales waxa uu dhaliyey goolka labaad ee ay Real uga badisay Espanyol.

Omar Mamani oo dhisa safar gacmeedyada ayaa qiray doorkisii halyeynimo!

cartoon-bales-return_11aa40wzb65jb1k096a6rmpcjc

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close