Weli ma aragtay Ciyaaryahan leh 12 packs (6 Muruq oo caloosha ah iyo 6 Muruq oo dhabarka ah)!?

sssss

(London), 05 Feb 2017   –Dhammaadkii ciyaartii shalay ay Chelsea 3-1 kaga badisay kooxda Arsenal ee ka tirsanayd ciyaarihii 24′ ee Horyaalka Ingiriiska ayaa waxaa dhammaadkeedii beddel ku soo galay Daafaca Faransiiska iyo naadiga Chelsea Kurt Zouma oo guushaasi la wadaagay saaxiibadiis.

Halyeygii hore ee kooxda Chelsea iyo Ivory Coast Didier Drogba oo soo booqday qolka dhar bedeleshada Chelsea ayaa farxad la qaatay saaxiibkiis Zouma oo uu muuqaal gaaban uu ka duubay awooddiisa jir ahaaneed, waxaana Drogba uu dadka tusayaa murqaha 6’da ah ee caloosha kaga yaalla Zouma iyo 6′ Muruq kale oo uu tilmaamayo inay dhabarka kaga yaallaan.

Drogba ayaa boggiisa Instagram soo dhigay isagoo leh “6 Packs ayaad maqli jirteen Zouma 12′ Packs ayuu leeyahay”.

Gool FM

Attention Please!!!!!!!!! My dear followers, please let me introduce you to The Only player in my Life I’ve seen with twelve packs 6 on stomach and 6 on back 😂😂😂 @kurtzouma nah nah nah nah nahhhh oh my Gaaaaaaaaad!!!!!! Filssssss I was sooooo happy to see you playing your first few minutes after such a long injury. Watching you doing your steps over like never🙏🏾🙏🏾🙏🏾 God bless you and your family Mr Happy!!!❤️ If you also have twelve packs like @kurtzouma please send me me your videos in my DM I will send them to him straight away !!! And Seriously if this video doesn’t get 150K views, I retire from…Instagram😂😂😂😂😂 @hazardeden_10 @loicremy.972 @davidluiz_4 @willianborges88 @cuadrado and co

A video posted by didierdrogba (@didierdrogba) on

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close