AC BOLOGNA VS SSC NAPOLI: Shaxda & safafka ay caawa kusoo geli karaan!

(Bologna) 04 Jan 2017 – Waxaa maanta dhacaya todobaadkii 23-aad ee Serie A waxaana is wajahaya kooxaha AC Bologna vs SSC Napoli, halka ay berri xilliga qadada ciyaari doonaan AC Milan iyo Sampdoria.

Habeenkiina waxaa kulanka ugu adag isku wajahaya Juventus iyo Inter Milan, balse kooxda Napoli ayaa caawa doonaysa inay kasoo kabato hakadkii ku yimi kulankii ugu dambeeyay oo ay gurigeeda ku qabatay kooxda Palermo.

BOLOGNA-NAPOLI (Muqdisho 22.45)

BOLOGNA (4-3-3): Mirante; Torosidis, Gastaldello, Maietta, Masina; Nagy, Pulgar, Dzemaili: Di Francesco, Destro, Krejci.

Macallin: Donadoni.

Aan la heli karin: Helander, Taider.

Ganaaxan: Krafth, Viviani.

NAPOLI (4-3-3): Reina; Hysaj, Albiol, Koulibaly, Ghoulam; Zielinski, Diawara, Hamsik; Callejon, Mertens, Insigne.

Macallin: Sarri.

Aan la heli karin: Tonelli.

Ganaaxan: Cidna

b

Gool FM

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close