Ibrahimovic oo xaqiray goolwalihii Hull City

zlatan-ibrahimovic-manchester-united_5v59xnif533m133av9lz7dbae

(Manchester) 02 Feb 2017. Badbaadintii geesinimada lahayd ee goolwalaha Hull, Eldin Jakupovic la yaab kuma ridin Zlatan Ibrahimovic isaga oo u sameeyey dhammeystir xumadii Juan Mata in ay keentay badbaadadaas muhiim ahayd.

Hull waxa ay kala tagtay Old Trafford dhibic kulanka oo ku soo dhammaaday 0-0 marka laga yimaado in qoladii loo soo martiyey haysashada kubadda ku badneyd.

Jakupovic waxa uu u ahaa Hull City geesi isaga oo kubaddo tiro leh oo halis ahaa ka celiyey United, gaar ahaan tii Mata.

Caadiyan, Ibrahimovic oo dadka ka hadal bedelan ayaa doc kale ka arkay dhacdadaas.

“Ma arkin fursado ay goolwalaha dib ugu ahayd. “ ayuu Swedishka u sheegay BBC Sport.

“Ma ahayn bad baado fiican oo laga sameeyey Juan Mata, waxa ay ahayd dhammeystir xun. Bad baadooyinka qaar kamaradaha ayuu u sameeyey.”

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close