HORDHAC: Burkina Faso Vs. Egypt

Burkina-Faso-v-Egypt-Match-Preview-Prediction-Africa-Cup-of-Nations-2017-Semi-Final

(Libreville) 01 Feb 2017. Waxaa caawa kulanka kowaad ee afar dhammaadka koobka qaramada qaarada Africa isku fara saari doona Burkina Faso iyo Egypt.

Burkina Faso waxa ay goolal laba  ah oo qeybtii dambe yimi uga soo badisay Tunisia wareega sideed dhammaadka.

Egypt iyada goolkii daqiiqadii 88-aad uu u dhaliyey Kahraba oo soo galay daqiiqadii 63aad ayey uga soo taqalustay Morocco.

Mid walba waxa ay isha ku haysaa in ay gaarto fiinaalaha tartankii 31-aad ee qaaradamada Africa.

SAFAFKA LA FILI KARO

Burkina Faso: (4-1-2-3) Kouakou: Coulibaly, Kone, Dayo, Yago: Traore- Kabore, Toure: Traore, Nakoulma, Bance.

 

Egypt: (4-2-1-3) El-Hadary: Al Muhammadi, Gabr, Hegazy, Hafez: Hamed, Fathy- El-Said: Salah, Mohsen, Trezequet.

Gegida: D ’Angondjé,

Saacadda Geeska Africa: 10Pm

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close