Month: February 2017
-
Italy
Juventus oo 3-1 laqsiisay Napoli lugtii hore ee Nus dhammaadka Coppa Italia (Daawo Video +Sawirro)
(Turin), 01 Maarso 2017 – Camaaliqada Serie A-da Talyaaniga ee Juventus ayaa 3-1 kaga soo jeesatay kooxda Napoli oo gool…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: Juventus vs SSC Napoli 3-1 (Juve oo lugta hore hoggaanka u qabatay)
Juventus: Neto; Barzagli, Bonucci, Chiellini; Lichtsteiner, Khedira, Pjanic, Asamoah; Dybala; Mandzukic, Higuain Kaydka Juventus: Buffon, Audero, Rugani, Dani Alves, Alex…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Pogba oo tii dheereed lagu dhigay…(Dagaal ayuu halis u galay kaddib SAXAN lagu soo tuuray!!)+MUUQAAL
(Manchester) 28 Feb 2017. Taageerayaal careysan ayaa weeraray laacibka ugu qaalisan kubbada cagta adduunka oo xitaa saxan ku soo tuuray…
Read More » -
Horyaallada
Banaadir oo sii dheereysatay hogaanka horyaalka Soomaaliya kaddib markii ay isku garab dheceen Jeenyo iyo Elman…+SAWIRRO
(Muqdisho) 28 Feb 2017. Naadiga Banaadir ayaa sii dheereysatay hogaanka horyaalka Soomaaliya kaddib markii ay isku garab dheceen kooxaha Elman…
Read More » -
England
Blues oo xalay daawanaysay bandhigga Andrea Belotti
(London) 28 Feb 2017 – Kooxda Chelsea ayaa u kuurggeleysa laacibka Andrea Belotti oo xalay 2 gool ka dhaliyay kulankii…
Read More » -
Italy
Madaxweynihii kooxda Palermo Zamparini oo is casilay kaddib 15 sanadood oo uu 40 tababare marna keenayay marna ceyrinayay
(Palermo), 28 Feb 2017 –Madaxweynihii kooxda Palermo Maurizio Zamparini ayaa shaaca ka qaaday in uu ka degay xilkaasi 15…
Read More » -
Italy
AC Milan oo qandaraaska u kordhinaysa Tababareheeda Vincenzo Montella
(Milan), 28 Feb 2017 –Milkiileyaasha cusub ee kooxda AC Milan ee u dhashay Shiinaha ayaa la sheegayaa in ay…
Read More » -
Italy
Kooxda Inter Milan oo ku tala jirta inay keensato Kalidou Koulibaly
(Milano) 28 Feb 2017 – Inter Milan ayaa la sheegayaa inay gaashaanka adag ee SSC Napoli ee Kalidou Koulibaly kusoo…
Read More » -
England
Liverpool oo xilka ka qaadday Agaasimeheedii Guud kaddib guuldarradii 3-1 ee Leicester City
(Liverpool), 28 Feb 2018 –Kooxda Kubadda Cagta Liverpool ee waddanka Ingiriiska ayaa kaddib guuldarradii qaraarayd ee ay xalay kala…
Read More » -
Afrika
“Horey ayuu socod ka bilaabay weligiis ma guur-guuran.”. Drogba hooyadii oo ka sheekeysay mucjisooyin ay ku aragtay wiilkeeda
(Euroep) 28 Feb 2017. Haddii aad Drogba ku baratay uun garoomada kubbada cagta gaar ahaan Chelsea, hooyadii ayaa iminka bidhaamisay…
Read More »