XAN: Dybala oo diidi doona Manchester United…Halkee ayuu saanyaday?

paulo-dybala-juventus_1pxhu63jkw4jh184pinz44p4i9

(Manchester) 31 Jan 2017.  Manchester United wey weyn doontaa xiddiga Juventus Paulo Dybala, sidaas waxaa qortay Mirror.

Laacibka ka soo jeeda Argentina waxa uu midkood saayan doonaa Real Madrid ama Barcelona, taas waxa ay dharbaaxo ku noqon doontaa qorshaha Jose Mourinho ee suuqa kala iibsiga ciyaaryahanada.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close