Day: January 30, 2017
-
Italy
RASMI: Kooxda Juventus oo soo qaadatay Riccardo Orsolini
(Torino) 30 Jan 2017 – Juventus ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay lasoo saxiixatay laacib-yaraha Riccardo Orsolini oo ay…
Read More » -
Italy
RASMI: AC Milan oo heshiis la gashay Lucas Ocampos (Daawo xirfaddiisa)
(Milano) 30 Jan 2017 – AC Milan ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay soo qaadatay garab-weerarka Genoa ee Lucas…
Read More » -
Italy
Juve oo laacibiin lala xiriirinayo & Giuseppe Marotta oo ka hadlay waxa ay ka yeelayaan suuq-jiilaalkan berri xirmaya
(Torino) 30 Jan 2017 – Giuseppe Marotta oo ah maareeyaha ciyaaraha ee Juventus ayaa sheegay “inaysan waxba ka samayn doonin”…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
RASMI: Giacomo Bonaventura oo qalliin u baahday (Imisa ayuu maqnaan karaa?)
(Milano) 30 Jan 2017 – Kooxda AC Milan ayaa ku dhawaaqday in Giacomo Bonaventura uu u baahan yahay qalliin dhanka…
Read More » -
England
Chelsea oo xiisaynaysa saxiixa weerar yahanka Celtic ee Moussa Dembele
(London) 30 Jan 2017 Kooxda Chelsea ayaa xiisaynaysa weerar yahanka da’da yar ee kooxda Celtic ee Moussa Dembele sida ay baahisay Sky…
Read More » -
England
Inter Milan oo wali ka shalaaysan iibkii Philippe Coutinho
(Milan) 30 Jan 2017 Kooxda Inter Milan ee dalka talyaaniga ayaa ka shalaaysan iibka kubadd abuuraha kooxda Liverpool ee Philippe Coutinho. Inter…
Read More » -
England
Klopp oo ka hadlay suurogalnimada uu Sadio Mane uga qayb qaadan karo kulanka Chelsea
(Liverpool) 30 Jan 2017 Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa ka hadlay suurogalnimada uu Sadio Mane uga soo muuqan karo kulanka…
Read More » -
Italy
AC Milan oo ka walaacsan dhibaato kale oo kasoo gaartey kulankii shalay looga badiyay
(Milano) 30 Jan 2017 – Waxaa jirta cabsi soo wajahdey kooxda AC Milan oo ka walaacsan inay dhaawac dheer ku waydo…
Read More » -
Italy
Lucas Ocampos oo ka hadlay kusoo biiristiisa AC Milan + Sawirro
(Milano) 30 Jan 2017 – Laacibka Lucas Ocampos ayaa caafimaadka ku maraya la clinica La Madonnina oo ku yaalla magaalada…
Read More » -
England
Arsene Wenger oo durba ka hadlay wararka Arsenal la xiriirinaya Karim Benzema
(London) 30 Jan 2017. Waxaa dhawaan dib u soo noolaaday wararka Karim Benzema la xiriirinaya kooxda Arsenal balse waxaa durba…
Read More »