HOR DHAC: Udinese Vs. AC Milan

Udinese-vs-AC-Milan-Match-Preview-and-Prediction-Italian-Serie-A-29-January-2017

(Udine) 29 Jan 2017. Milan wali waxa ay dagaal ugu jirtaa ka mid noqoshada dhinacyada ka soo qeyb galaya Champions League-ga.

Kooxda ay magaalo wadaaga yihiin, Inter ayaa culeys badan ku haysa oo soo badisay 7dii kulan ee ugu dambeeyey,kolkaa ma xamili doonto guul darro ama dib u dhac.

Maxaa Milan ka cusub?

-AC Milan waxaa u soo laabanaya Manuel Locatelli and Alessio Romagnoli oo la hubo in ay ku soo bilaaban doonaan

-Imaanshaha Gerard Deulofeu waxa ay kooxda ka dirtay Niang waxaana la qabaa in Spanish-ka ku soo bilaaban doono kulankan

RAAD RAAC

– Udinese waa laga badiyey saddexdii kulan ee ugu dambeeyey Serie A-ga

SAFAFKA LA FILI KARO

mila

Gegida: Friuli

Saacadda Geeska Africa: 5Pm

Dhex dhexaadiyaha: Luca Banti

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close