HOR DHAC: Senegal vs Cameroon

Senegal-vs-Cameroon-Match-Preview-Prediction-Africa-Cup-of-Nations-2017-QF-28-Jan-2017

(Libreville) 28 Jan 2017. Senegal oo aad loogu saadaalinayo tartankan ayaa caawa fooda sideed dhammadka Cup of Nations ku dari doonta Cameroon.

Senegal 7 dhibcood ayey ku soo baxday iyada oo soo dhalisay 6 gool halka laba laga soo dhaliyey.

Cameroon iyada shan dhibcood ayey ku soo gudubtay.

SAFAFKA LA FILI KARO

Senegal: 2-3-1) Diallo: Gassama, Koulibaly, Mbodji, M’Bengue: Gueye, Kouyate- Keita, Saivet, Mane: Diouf.

Cameroon:  (4-2-1-3) Ondoa: Fai, Teikeu, N’koulou, Oyongo: Siani, Ngadeu-Ngadjui- Moukandjo- Bassogog, Tambe, Salli.

Gegida: De Franceville

Saacadda Geeska Africa: 10Pm

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close