Mourinho: Dhawr maalmood ayaan fasaxi doonaa De Gea

de-gea-man-utd4

(Manchester) Jan 2017. Tababbaraha Manchester United Jose Mourinho ayaa sheegay in uu maalmo fasixi doono goolwalihiisa David Gea.

De Gea ayaa kulamadii dhawaa badankood ka maqnaan waxaana ugu dambeeysay xalay oo ay u soo bexeen fiinaalaha EFL cUP-KA.

Mourinho: “Ciyaaryahanka qura ee maqan waa De Gea –  waxaan siin doonaa dhawr maalmood oo fasax ah.”

United waxa ay toddobaadkan la dheeli doontaa Wigan kulan ka tirsan FA Cup-ka.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close