Arturo Vidal oo bilaabay barashada luuqada Ingiriisiga isaga oo isu diyaarinaya u soo dhaqaaqidda

(Manchester) 27 Jan 2017. Laacibka khadka dhexe ee Juventus ayaa la soo warinayaa in uu bilaabay barashada luuqada Ingiriisiga kahor inta uusan ku biirin Chelsea oo lala xiriirinayo,sidaas waxaa qortay El Mercurio.
Vidal waxa uu la soo shaqeeyey Antonio Conte iyagoo wada jooga wuuna u furan yahay aragtida ah in uu dib ula midoobo.
Warar hoose ayaa iyana ku warrmaya in xagaaga soo aadan uu Premier League-ga u soo dhaqaaqi doono.
Gool FM.