Day: January 27, 2017
-
Wararka
Darmian oo guri ka baadi goobaya Milan, yuu ku fool leeyahay?
(Manchester) 27 Jan 2017. Matteo Darmian ayaa u gaarsi ugu jira guri ku yaal Milan isaga oo isha ku haya ku…
Read More » -
Wararka
Arturo Vidal oo bilaabay barashada luuqada Ingiriisiga isaga oo isu diyaarinaya u soo dhaqaaqidda
(Manchester) 27 Jan 2017. Laacibka khadka dhexe ee Juventus ayaa la soo warinayaa in uu bilaabay barashada luuqada Ingiriisiga kahor inta…
Read More » -
Wararka
Hangeland “Adebayor waa ninkii ciyaar socota oo aan dhammaan igu yiri war yaa ciyaarta naga dhameeya waan baahanaye”
(Oslo), 27 Jan 2017 –Daaficii hore ee kooxda Fulham ee Waddanka Ingiriiska Brede Hangeland oo wareysi siinayay Barnaamijka ‘Heia Fotball’…
Read More » -
Wararka
Mourinho: Dhawr maalmood ayaan fasaxi doonaa De Gea
(Manchester) Jan 2017. Tababbaraha Manchester United Jose Mourinho ayaa sheegay in uu maalmo fasixi doono goolwalihiisa David Gea. De Gea ayaa…
Read More » -
Spain
DEG DEG: Barcelona vs Atletico Madrid, isku aadka Semi final-ka Copa del Rey oo la sameeyay
(Madrid) 27 Jan 2017 Xiriirka kubadda cagta Spain ayaa sameeyay isku aadka Semi Final-ka koobka boqorka Spain oo ay isugu so…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Sheeko cajiib ah oo Twitter-ka ku dhexmartay Ter Stegen iyo Arda Turan
(Barcelona) 27 Jan 2017 Laacibka reer turki ee Arda Turan ayaa xalay dhaliyay goolkiisii 13-aad ee xiliciyaareed kan, taas oo ka…
Read More » -
Spain
Alvaro Morata oo doonaya inuu katago Real Madrid kadib markii uu qiyaanay tababare Zidane
(Madrid) 27 Jan 2017 Weerar yahanka reer Spain ee Alvaro Morata ayaa doonaya inuu isaga tago kooxdiisa kadib markii uu dareemay in…
Read More » -
Spain
Lionel Messi ayaa hogaanka u haya sanadka cusub ee 2017
(Spain) 27 Jan 2017. Inkastuu Lionel Messi ku guuleystay La Liga sanadkii tagay misane waxa uu ku qaday abaal marinada…
Read More » -
Spain
“Xiriir gaar ah ayaan la leeyahay Lionel Messi.”. Denis Suarez
(Catalonia) 27 Jan 2017. Denis Suarez ayaa sheegay inuu xiriir gaar ah la leeyahay Lionel Messi kaddib markii lagu soo…
Read More » -
Soomaaliya
RASMI: Bille Muxudiin Buraale oo ka tagay kooxda Dekedda
(Muqdisho) 27 Jan 2017. Bille Muxudiin Buraale ayaa isaga tagay kooxda Dekedda, kaddib billooyin uu ku sugnaa sida uu xiddigaan…
Read More »