Man City oo soo cusboonaysiisay xiisaha Hector Bellerin

Hector Bellerin in action with Wilfried Zaha

(Manchester) 26 Jan 2017 Kooxda Manchester City ayaa dib u soo cusboonaysiisay xiisaha ay u qabto daafaca kooxda Arsenal ee Hector Bellerin.

Sida laga soo xigtay The Times, tababare Pep Guardiola ayaa soo cusboonaysiiyay xiisaha uu u qabo saxiixa daafaca reer Spain kaas oo uu doonayay in mudo ah.

Man City ayaa u dhaqaaqi doonta soo xerogalinta Hector Bellerin suuqa kala iibsiga ee dhamaadka xiliciyaareed kan, markaas oo la filayo inay ku soo dalbadaan qiimo qaali ah.

pep-guardiola-manchester-city_mycksk2dffr91kkfibp5n2u4j

Hector Bellerin ayaa goor dhaw qalinka ugu duugay kooxdiisa Gunners heshiis cusub, mana muuqato wado tababare Wenger uu ku fasaxayo 21 jirka reer Spain.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close