HOR DHAC: Hull City Vs. Man United

Hull-City-vs-Manchester-United-Preview-Prediction-26th-January-2017-English-League-Cup

(Manchester) 26 Jan 2017. Jose Mourinho waxaa laga filayaa in uu is bdelo badan ku sameeyo safkii 2-0 uga soo badiyey Hull City lugtii hore

-Luke Shaw oo dhaawac ku seegay lugtii hore ayaa la qabaa in uu kulankan dheeli doono

-Michael Carrick iyo Marcos Rojo waa la nasiyey toddobaadkan weyna ku soo laaban doonaan safka kowaad

– Eric Bailly oo la filayo in uu ku soo laabto United kaddib markii ay soo hartay Ivory Coast ayaan la fileyn in uu Hull City wajoho

-RAAD RAAC:

-Lugtii hore Manchester United ayaa 2-0 ku badisay

SAFAFKA LA FILI KARO

ddd

Gegida: KCOM

Saacadda Geeska Africa: 10:45pM

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close