Jose Mourinho oo tinta xiirtay isagoona sheegay inay….+SAWIR

jooo

(Manchester) 25 Jan 2017. Mar uu Jose Mourinho la hadlayay saxaafadda ka hor kulanka habeen dambe ee semi-final ka EFL Cup ay la yeelan doonaan Hull City ayaa waxaa lagu arkayay qaab cusub uu tinta u soo xiirtay isagoona ku sheegay sababta inay tahay mudnaan gaar ah.

Jose Mourinho oo la waydiyay muuqaalkiisa cusub ayaa ku jawaabay:

Jose Mourinho shows off his new short hair-do in his latest press conference

“Waa mudnaan gaar ah maxaa yeelay waxaan ahay nuuca xariif ee sidaa sameyn kara, bil gudaheedna madax cusub sameysanaya, waa mudnana gaar ah oo aan sameyn karo.

Ma ahan markii ugu horreysay uu Jose sidan oo kale ugu kaftamo marka wax laga waydiiyo qaab jarniinkiisa cusub oo 2013-kii mar sidan oo kale uu tinta soo xiirtay wuxuu ku sheegay inuu diyaar u yahay dagaal.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close