RASMI: Laacibkii hore ee Man City Joleon Lescott oo ku biiray kooxda Sunderland

C27sRkZXUAENWrp

(Sunderland) 24 Jan 2017 – Kooxda kubadda cagta Sunderland ayaa dhammaystirtay saxiixa laacibkii hore ee Man City Joleon Lescott, kaasoo ugu biiray heshiis gaaban oo ah inta ka harsan xilli ciyaareedkan.

Difaaca xulka qaranka England ayaa koox la’aan ahaa tan iyo markii la kansalay hehsiikii uu kula jiray kooxda AEK Athens bishii November, waxaana uu doortay inuu kooxda Black Cats ka babaadiyo inay u laabato horyaalka heerka labaad ee Ingiriiska.

Lescott oo kula guuleystay Premier League kooxda Manchester City ayuu tababare David Moyes ku xoojinayaa difaaca kooxdiisa Sunderland.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close