Day: January 24, 2017
-
Wararka
GOOGOOSKA: SSC Napoli vs AC Fiorentina 1-0 (Napoli oo usoo baxday nus-dhamaadka Coppa Italia)
Napoli: Reina; Hysaj, Albiol, Maksimovic, Strinic; Zielinski, Diawara, Hamsik; Callejon, Pavoletti, Insigne Fiorentina: Tatarusanu; Sanchez, Astori, Tomovic; Chiesa, Badelj, Cristoforo,…
Read More » -
Italy
JUVENTUS VS AC MILAN: Ciyaartooyda labada koox u ciyaaraysa kulanka habeen dambe oo la magacaabay!
(Torino) 24 Jan 2017 – Waxaa habeen dambe isku dheggan kooxaha Juventus vs AC Milan oo ciyaaraya nus-dhamaadka Coppa Italia,…
Read More » -
England
Liverpool oo wadahadalo heshiis kordhin ah la furtay Philippe Coutinho
(Liverpool) 24 Jan 2017 Kooxda Liverpool ayaa wadahadalo heshiis kordhin ah la furtay laacibkooda reer Brazil ee Philippe Coutinho sida ay baahisay…
Read More » -
Spain
Zidane oo xaqiijiyay dhaawaca James Rodriguez
(Madrid) 24 Jan 2017 Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa ka hadlay dhaawaca cusub ee la sheegay inuu soo…
Read More » -
Afrika
CANADA VS SOMALIA: Somalia oo ciyaartay kulankii ugu horreeyay ee ciyaaraha Xeego-Barafka Adduunka + Sawirro
(Trollhättan) 24 Jan 2017 – Xulka Xeego-Barafka Somalia ayaa guuldarro ku bilowday Koobka Adduunka Xeego-Barafka oo maanta ka furmay magaalada…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Morocco vs Ivory Coast 1-0, Togo vs DR Congo 1-3
Morocco – Ivory Coast Togo – DR Congo Gool FM
Read More » -
Italy
”Way na anfacaysaa carada Juventus!!” – Vincenzo Montella
(Milano) 24 Jan 2017 – Macallinka kooxda AC Milan ee Vincenzo Montella ayaa rajeeyay “In ay Juventus xanaaqsan tahay” si…
Read More » -
England
RASMI: Laacibkii hore ee Man City Joleon Lescott oo ku biiray kooxda Sunderland
(Sunderland) 24 Jan 2017 – Kooxda kubadda cagta Sunderland ayaa dhammaystirtay saxiixa laacibkii hore ee Man City Joleon Lescott, kaasoo…
Read More » -
England
“Waxaan iska diiday shaqada kooxda Chelsea” – Jorge Sampaoli
(Sevilla) 24 Jan 2017 Tababaraha kooxda Sevilla ee Jorge Sampaoli ayaa daaha ka qaaday inuu iska diiday shaqada tababarenimo ee kooxda Chelsea.…
Read More » -
Spain
Maareeye Monchi oo muujiyay inuu midkood ku biirayo horyaallada dalalka Talyaaniga ama Faransiiska
(Sevilla) 24 Jan 2017 – Maareeyaha isboorti ee laga yaabo inuu Roma yimaado ee Monchi ayaa xaqiijiyay “Inuu doonayo in…
Read More »