Xhaka iyo Mata oo hoggaaminaya shaxda kooxda ugu xun usbuuca ee Premier League

pl-worst-team-of-the-week-22-jan_1o3bi8zlrbbwz1wgas77vh9q0u

(England) 23 Jan 2017 – Shabakadda ciyaaraha ee Goal.com ayaa qallinka u qaadatay oo shax ka sameysay kooxdii ugu xumayd Premier League usbuucan.

Man United ayaa bar-baro waqti dambe ka tuugtay Stoke, Man City iyo Tottenham ayaa is mari waayay, Chelsea ayaa guul raaxo leh ka gaartay Hull City, Liverpool ayaa loo qubeeyay halka Arsenal ay faro cidi leh uga baxsatay Burnley.

Xhaka oo kaarka cas loo taagay kulankii kooxdiisa Arsenal ay dirqiga kaga baxsatay Burnley iyo Mata oo gool iska dhaliyey kulankii kooxdiisa Man United ay barbaraha la dhaafi waysay Stoke ayaa hoggaaminaya shaxda xiddigaha ugu bandhigga xumaa usbuucan horyaalka Premier League.

11-ka ciyaaryahan ee ugu bandhigga xumaa usbuucan horyaalka Premier League halkaan hoose ka eeg:-

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close