Chelsea iyo Man United oo dhaqaale xoog leh ku doonaya Gareth Bale

gareth-bale-real-madrid-legia-warsaw-champions-league_my4xfsmssryn10p7fikinsgvk

(London)23 Jan 2017.  Manchester United iyo Chelsea waxa ay miisaamayaan sidii ay dhaqaale gaaraya €200 million ugula soo wareegi lahaayeen  garabka Real Madrid Gareth Bale.

Kooxaha Premier League-ga kama walaacsana dhaawaca dhawaantan hareeyey Wales-ka.

Walisa ma wacada in Los Blancos ogolaan doonto in ay iibiso.

Yeelkeedee, wey ka go’antahay Chelsea iyo United in ay la wareegaan Bale.

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close