Arsene Wenger oo ganaax wajihi kara

arse

(England) 23 Jan 2017. Tababare Arsene Wenger ayay u badan tahay inuu ganaax kala kulmo xiriirka FA dalka Ingiriiska taa uusan ku soo fariisan doonin kursiga macallimiinta kaddib markii uu riixay garsooraha afaraad ee kulankii ay shalay dirqiga uga adkaadeen kooxda Burnley.

Macallinka reer France ayaa riixay Anthony Taylor taa oo keentay in roose la siyo oo garoonka laga saaro iyadoo loo diray qolka dher badelashada si uu TV uga daawado inta ciyaarta ka harsanayd.

Arsene Wenger pushed Anthony Taylor after being sent off

Wenger ayaa lagu wadaa inuu aqbali doono dacawada lagu soo oogo kaddib markii uu si dhaqsi leh raali galin ku bixiyay isla markaana uu sheegay inuu ka qoomameynayo falkii uu ku kacay.

Kulanka oo ahaa mid waalan ayaa waxa uu garsooraha dheesha dhigay labo rigoore intii lagu guda jiray daqiiqadihii lagu daray ciyaarta taa oo guul dirqi ah u horseeday  Gunners

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close