Day: January 23, 2017
-
Afrika
AFCON 2017: Xulalka Senegal iyo Argeria oo isku garab dhacay, xilli xulka Tunisia uu dardaray Zimbabwe
(Libreville) 24 Jan 2017 – Kulamo ka tirsan qeybta (B) ee koobka qaramada Afrika 2017 ayaa la ciyaaray, iyadoo xulalka…
Read More » -
Italy
XULKA SERIE A: Waa kuwee 11-ka kabiir ee todobaadkan ugu fiicnaa horyaalka Talyaaniga
(Roma) 23 Jan 2017 – Waxaa todobaadkan la dheeley kulankii 21-aad ee horyaalka Talyaaniga iyadoo ay dheceen ciyaaro adkaa sidii…
Read More » -
Italy
”AC Milan waa naadiga ugu wayn Talyaaniga” – Gerard Deulofeu
(Milano) 23 Jan 2017 – Gerard Deulofeu ayaa AC Milan ku tilmaamay “kooxda ugu wayn Italy” isagoo sheegay inuu rajaynayo…
Read More » -
Italy
RASMI: AC Milan oo dhammaystirtay saxiixa Gerard Deulofeu… (Xiddiga oo durba sameeyey tababarkiisii ugu horreeyey ee Rossoneri) + SAWIRRO
(Milano) 23 Jan 2017 – Laacibkii garabka uga ciyaari jiray kooxda Everton ee Gerard Deulofeu ayaa dhameystiray heshiis amaah ah…
Read More » -
England
RASMI: Xiriirka Ingiriiska oo dhaqan xumo ku eedeeyay tababare Arsene Wenger
(London), 23 Jan 2017 –Xiriirka FA-ga Ingiriiska ayaa dhaqan xumo ku eedeeyay tababaraha kooxda Arsenal, Arsene Wenger kaddib markii…
Read More » -
England
Manchester United oo iibinaysa funaanad lagu daabacay Rikoorkii Rooney
(Manchester), 23 Jan 2017 –Kooxda Manchester United ayaa bilowday iibinta funaanado gaar ah oo MU ah kuwaas oo leh midabo kala…
Read More » -
Italy
Maalka Shiinaha oo la soo hor dhigay Dani Alves isagoo lug ka jaban!
(Turin), 23 Jan 2017 –Sida uu qoray Wargeyska ‘France Football’ garabka Midig ee kooxda Juventus Dani Alves ayaa noqonaya…
Read More » -
France
David Beckham oo soo booqday xarunta kooxdiisii hore ee PSG
(Paris), 23 Jan 2017 –Xidiggii hore ee Ingiriiska David Beckham ayaa saakay booqasho gaaban ku yimid xarunta naadigiisii hore…
Read More » -
Uncategorized1
Chelsea iyo Man United oo dhaqaale xoog leh ku doonaya Gareth Bale
(London)23 Jan 2017. Manchester United iyo Chelsea waxa ay miisaamayaan sidii ay dhaqaale gaaraya €200 million ugula soo wareegi lahaayeen …
Read More » -
England
Xhaka iyo Mata oo hoggaaminaya shaxda kooxda ugu xun usbuuca ee Premier League
(England) 23 Jan 2017 – Shabakadda ciyaaraha ee Goal.com ayaa qallinka u qaadatay oo shax ka sameysay kooxdii ugu xumayd…
Read More »