DEG DEG: Gerard Deulofeu oo kasoo degey Milano berrina caafimaadka u maraya AC Milan + Sawirro

(Milano) 22 Jan 2017 – Gerard Deulofeu ayaa soo caga dhigtay gegada Malpensa, sida ay xaqiijinayaan Sky Sport Italia, Mediaset Premium, Tuttomercatoweb iyo MilanNews.it.

“Waxaan doortay AC Milan maxaa wacay waa kooxd wayn, waana ku faraxsanahay inaan halkan imaaddo.” ayuu ku bilaabay.

“Waan faraxsanahay.” ayuu yiri laacibka oo mar uu ka hadlyay dib ula ciyaarista Bacca iyo Suso yiri: ”Miyaan ku faraxsanahay inaan dib ula dheelo, sida la hubo haa.”

Gerard Deulofeu ayaa sida la sheegayo ku imanaya amaah qallalan oo ay ku baxayso 750,000 oo euro oo aan lahayn dookh iibsi, iyadoo 23-jirkan lagu wado inuu isla Arbacada kaydka soo fariisto, isagoo caafimaadka maraya berrro oo Isniin ah.

b1

b

b b1 b3 b4

b b1 b2 b4 b6 b7 b8 b9

Gool FM

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close