Day: January 21, 2017
-
England
EPL: Kooxaha Manchester City iyo Tottenham Hotspur oo barbaro ku galay garoonka Etihad… + SAWIRRO
(Manchester) 21 Jan 2017 – Kooxaha Manchester City iyo Tottenham Hotspur ayaa barbaro 2-2 ku galay garoonka Etihad kulan ka…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: AC Milan vs SSC Napoli 1-2 (Milan oo khaladkeeda laga bilay)
AC Milan: Donnarumma; Abate, Paletta, Gomez, Calabria; Kucka, Sosa, Pasalic; Suso, Bacca, Bonaventura SSC Napoli: Reina; Hysaj, Albiol, Tonelli, Strinic;…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Egypt vs Uganda 1-0 (Uganda oo markale si cariiri ah looga badiyay)
Egypt – Uganda Gool FM
Read More » -
Afrika
AFRIKA: Xulka Ghana oo guul daro dhabarka u saariyay Mali
(Libreville) 21 Jan 2017 Xulka qaranka Ghana oo sanadkaan looga cabsi qabo hanashada koobka qaramada qaarada Afrika ee 2017 ayaa guul…
Read More » -
England
Muxuu ka yiri Mourinho in Rooney uu noqday laacibka ugu goolasha badan United?
(Manchester) 21 Jan 2017 Tababaraha kooxda Manchester United ee Jose Mourinho ayaa ka hadlay rikoorkii uu caawa dhigay kabtan Wayne Rooney.…
Read More » -
England
Wayne Rooney oo noqday laacibka ugu goolasha badan taariikhda Manchester United
(Manchester) 21 Jan 2017 Weerar yahanka xulka ingiriiska iyo kooxda Manchester United ee Wayne Rooney ayaa noqday laacibka ugu goolasha badan taariikhda…
Read More » -
Spain
LA LIGA: Kooxda Real Madrid oo guul ka gaartay Malaga oo marti u ahayd, xilli labo jeer uu shabaqa soo taabtay Sergio Ramos… + SAWIRRO
(Madrid) 21 Jan 2017 – Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa 2-1 uga badisay naadiga Malaga oo marti u ahayd,…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: Manchester City vs Tottenham 2-2
TOOS Etihad Stadium Man City: Bravo, Zabaleta, Otamendi, Kolarov, Clichy, Toure, Sterling, Silva, De Bruyne, Sane, Aguero. Kaydka: Kompany, Fernando, Nolito, Caballero,…
Read More » -
England
EPL: Liverpool oo garoonkeeda lagu garaacay, Man United oo barar dhac la gashay Stoke iyo kulammadii kale
(London), 21 Jan 2017 –Qaar ka tirsan kulalmmadii 22′ ee Horyaalka Premier League Ingiriiska ayaa la ciyaaray galabta, waxaana ugu…
Read More » -
France
PSG oo dalab qaali ah ka gudbisay Ivan Perisic
(Paris) 21 Jan 2017 Kooxda PSG ee dalka faransiiska ayaa baadi goob ugu jirta saxiixa laacibka qadka dhexe ee Inter Milan Ivan…
Read More »