Day: January 20, 2017
-
France
Angel Di Maria oo iska diiday dalabyada uga imaanaya Shiinaha
(Paris) 20 Jan 2017 Xiddiga reer Argentina ee Angel Di Maria ayaa iska diiday u dhaqaaqida horyaalka shiinaha oo looga soo bandhigay…
Read More » -
Soomaaliya
SAWIRRO: Garsoorayaal Soomaaliyeed oo dhex-dhexaadiyay ciyaar ka tirsanayd Arab Club Championship
(Muqdisho) 20 Jan 2017 – Afar ka mid ah garsoorayaasha heerka caalami ee dalkeena Soomaaliya ayaa galabta dhex dhexaadiyay kullan…
Read More » -
Spain
Ivan Rakitic oo doonaya inuu heshiis cusub u saxiixo Barcelona
(Barcelona) 20 Jan 2017 Laacibka reer Croatia ee Ivan Rakitic ayaa daaha ka qaaday inuu doonayo inuu heshiis cusub u saxiixo…
Read More » -
France
Lambarkee loo xiray Depay muxuuse ka yiri shirkii jaraa’id ee kooxdiisa Lyon?
(Lyon), 20 Jan 2017 –Kooxda Kubadda Cagta Lyon ee Faransiiska ayaa shir jaraa’id oo haatan ay qabatay kusoo bandhigtay Laacibkeeda…
Read More » -
England
“Waan u dagaalamaynaa 4-ta koob ee aan ka qayb galayno” – David De Gea
(Manchester) 20 Jan 2017 Goolhayaha kooxda Manchester United ee David De Gea ayaa ku dadaalaya sidii kooxdiisu ay ku hanan lahayd koobabka…
Read More » -
England
Cazorla oo isagoo dhaawac ku maqan heshiis cusub u saxiixay kooxda Arsenal
(London), 20 Jan 2017 –Iyadoo dhowaan kooxda Arsenal ay heshiisyadooda u cusbooneysiisay xiddigeheeda kal ah; Koscielny, Giroud, Coquelin iyo Mertesacker ayaa…
Read More » -
Spain
Vicente del Bosque oo difaacay tababare Zidane: Wuxuu qabanayaa shaqo wacan”
(Madrid) 20 Jan 2017 Tababarihii hore ee Real Madrid iyo xulka Spain ee Vicente del Bosque ayaa difaacay tababare Zidane oo eedeyn…
Read More » -
England
RASMI: Memphis Depay oo dhamaystiray ku biirista kooxda Lyon
(Lyon) 20 Jan 2017 Laacibkii kooxda Manchester United ee Memphis Depay ayaa dhamaystiray ku biirista kooxda Lyon ee dalka faransiiska. Kooxda reer…
Read More » -
Italy
Inter Milan oo aan wali ka quusan saxiixa James Rodriguez
(Milan) 20 Jan 2017 Kooxda Inter Milan ee dalka talyaaniga ayaan wali ka quusan soo xerogalinta laacibka kooxda Real Madrid ee James…
Read More » -
Spain
Yuu u hadiyeeyay Neymar goolkii uu xalay ka dhaliyay Real Sociedad?
(Barcelona) 20 Jan 2017 Laacibka reer Brazil ee kooxda Barcelona ayaa xalay soo gabagabeeyay 10-sano oo kooxda Barcelona ay ku dhibanayd…
Read More »