Wargeyska Marca oo 20 Funaanadood oo kooxaha H/Spain oo saxiixyo lagu qoray u dirtay kooxdii diyaaraddu la dhacday

14847755692986

(Madrid), 19 Jan  2017  –Wargeyska caanka ah ee ‘Marca’ ee Waddanka Spain ayaa 20 Funaanadaha ay ku ciyaaraan kooxaha La Liga-ha Spain oo ay ku saxiixan yihiin saxiixyada ciyaartoyda u dheesha koox kasta u dirtay kooxdii ay diyaaraddu la dhacday ee Chapecoense ee Brazil.

Kooxdan ayaa ku dhamaatay diyaarad ay saarnaayeen oo ku dul burburtay Colombia dhammaadkii sanadkii tegay, waxaana haatan socda qorshe dib loogu dhisayo naadigani.

1

2

3

4

5

6

7

8

9

10

11

12

13

14

15

16

17

18

19

1

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close