HOR DHAC: Gabon Vs. Burkina Faso

(Libreville) 18 Jan 2017. Gabon iyo Burkina Faso ayaa fooda is dari doona,labaduba waxa ay baadi goob ugu jiraan saddexdii dhibcood oo ugu horreeysay.
Bar bar dhac 1-1 ayaa waxaa Gabon kulankii kowaad ku celisay Guinea-Bissau.
Burkina Faso iyadana waxa ay bar bar dhac isla natiijadaas la gashay Cameroon.
SAFAFKA LA FILI KARO
Gabon: (4-2-3-1) Ovono – Obiang, Biyogho Poko, Appidangoye, Ecuele Manga- Evouna, Lemina – Palun, Bouanga, Ndong -Aubameyang.
Burkina Faso: (4-2-3-1) Kouakou: Coulibaly, Kone, Malo, Dayo- Traore, Pitriopa- Traore, Zongo, Kabore: Nakoulma
Gegida: D’Angondjé
Saacadda Geeska Africa: 7Pm