Day: January 18, 2017
-
England
Liverpool oo u gudubtay wareegga afaraad ee FA Cup, kaddib markii ay garaacday kooxda Plymouth Argyle… + SAWIRRO
(Plymouth) 19 Janaayo 2017 – Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa u soo baxday wareegga afaraad ee FA Cup, kaddib markii ay…
Read More » -
Afrika
AFCON 2017: Xulka Cameroon oo hoggaanka u qabtay guruub A, kaddib markii ay guul soo laabasho ah ka gaareen Guinea-Bissau
(Libreville) 19 Janaayo 2017 – Xulka qaranka Cameroon ayaa guushii ugu horeeyay ee tartanka qaramada Afrika ee ka gaaray dhigooda…
Read More » -
England
Kooxaha Man United iyo Lyon oo ka heshiiyey iibka Memphis Depay… (Xiddiga oo caafimaadka mari doona…)
(Manchester) 18 Janaayo 2017 – Kooxda Manchester United ayaa aqbashay dalabkii saddexaad ee ay ka heshay kooxda Lyon, waxayna labada…
Read More » -
Afrika
AFCON 2017: Xulalka Gabon iyo Burkina Faso oo barbarihii labaad galay
(Libreville) 18 Janaayo 2017 – Kulamadii labaad ee wareega Group-yada ayaa caawa la bilaabay iyadoo xulalkii bilaabay ee Gabon iyo…
Read More » -
England
Atletico Madrid oo si hoose ugu dhagtaagaysa khilaafka Chelsea iyo Diego Costa
(Madrid) 18 Jan 2017 Kooxda Atletico Madrid ayaa qorshaynaysa inay dib ula wareegto weerar yahankeedii hore ee Diego Costa kadib isku dhicii…
Read More » -
Spain
“Ronaldo waa laacib wayn laakiin …..” – Messi oo ka hadlay Cristiano Ronaldo
(Barcelona) 18 Jan 2017 Laacibka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa ka hadlay Cristiano Ronaldo oo ah laacib ay si wayn…
Read More » -
Afrika
Xidiggii hore ee Masar Mohamed Aboutrika oo lagu daray Liiska Argagixisada
(Cairo), 18 Jan 2017 –Laacibkii hore ee xulka Qaranka Masar, Mohamed Aboutrika oo shacbiyad ballaaran ku leh gudaha waddankiisa ayaa…
Read More » -
Germany
Ribery, Alaba iyo Rafinha oo intay muuqaal kale isku soo ekeysiiyeen ka yaabsaday wiilal kubbad meel ku ciyaarayay
(Munich), 18 Jan 2017 –Xiddigaha kooxda Bayer Munich ee Waddanka Jarmalka ee kala ah; Franck Ribery, David Alaba iyo Rafinha…
Read More » -
Afrika
Essam El Hadary oo noqday xiddigii ugu da’da waynaa ee ciyaara koobka qaramada Afrika
(Port-Gentil) 18 Janaayo 2017 – Goolhayaha xulka qaranka Masar ee Essam El Hadary ayaa xalay noqday ciyaaryahankii ugu da’da waynaa…
Read More » -
England
Seddex ka mid ah ciyaartoyda Arsenal oo sugaya in laga saxiixo heshiis cusub
(London) 18 Jan 2017 Kooxda Arsenal ayaa isbuucii hore shaacisay inay heshiis cusub ka saxiixday seddex kamid ah ciyaartoydeeda kuwaas oo…
Read More »