Day: January 15, 2017
-
Horyaallada
LA LIGA: Kooxda Sevilla oo guul soo labasho ah ka gaartay Real Madrid, soona gabagabaysay rikoodhkii guuldarro la’aanta ee Los Blancos
(Madrid) 16 Janaayo 2017 – Kooxda Sevilla ayaa guul soo laabasho ah ka gaartay naadiga Real Madrid waxaana ay soo…
Read More » -
Afrika
AFCON 2017: Xulka Senegal oo guul ka gaaray Tunisia, Sadio Mane oo kaalin mug leh ka qaatay in xulkiisu guushii ugu horreysay ka soo hooyo koobkan
(Libreville) 15 Janaayo 2017 – Xulka qaranka Senegal ayaa noqday xulkii ugu horreeyey ee guul ka soo hooya koobka qarammada…
Read More » -
England
RIKOODHADII laga diiwaan barbarihii kooxaha Man United iyo Liverpool ee Premier League
(Manchester) 15 Janaayo 2017 – Kooxaha Man United iyo Liverpool ayaa barbaro 1-1 ku galay garoonka Old Trafford kulan ka tirsan…
Read More » -
England
Jurgen Klopp oo ku eedeeyay Man United ciyaar xumo kadib barbarihii ay wadagaleen
(Liverpool) 15 Jan 2017 Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa ku eedeeyay Manchester United inay caawa la ciyaartay kubadd aan fiicnayn.…
Read More » -
Afrika
AFCON 2017: Xulalka Algeria iyo Zimbabwe oo barbaro ku kala baxay, xilli labo jeer uu shabaqa soo taabtay Riyad Mahrez
(Libreville) 15 Janaayo 2017 – Xulalka Algeria iyo Zimbabwe ayaa barbaro 2-2 ku kala baxay, kulan ka tirsan Qeybta (B),…
Read More » -
England
“Barbaro ma ahayn natiijadii aan doonaynay” – Jose Mourinho
(Manchester) 15 Jan 2017 Tababaraha kooxda Manchester United ee Jose Mourinho ayaa ka hadlay barbarihii caawa kooxdiisu ay lagashay kooxda Liverpool.…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Fiorentina vs Juventus 2-1 (Viola oo Juve jugeeysey)
Fiorentina: Tatarusanu; Sanchez, Gonzalo Rodriguez, Astori, Olivera; Badelj, Vecino; Chiesa, Borja Valero, Bernardeschi; Kalinic Kaydka Fiorentina: Lezzerini, Sportiello, De Maio,…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: Sevilla vs Real Madrid 2-1 (Ronie & raggiisii oo la rukhuusay)
Sevilla – Real Madrid Gool FM
Read More » -
England
West Ham oo u sheegtay Payet inuu ixtiraamo qandaraaskiisa
(London) 15 Jan 2017 Milkiilaha kooxda West Ham United ayaa soo faragaliyay xaalada xun ee laacibkiisa Dimitri Payet kaas oo doonaya…
Read More » -
toos
TOOS u daawo: Tunisia vs Senegal – LIVE (Shaxda sugan)
Tunisia – Senegal Tunisia – Senegal Tunisia – Senegal Gool FM
Read More »