Day: January 14, 2017
-
Horyaallada
SERIE A: Internazionale oo guul soo laabasho ah ka gaartay ChievoVerona… + SAWIRRO
(Milano) 15 Janaayo 2017 – Kooxda Inter Milan ayaa guul soo laabasho ah ka gaartay naadiga ChievoVerona oo marti ugu…
Read More » -
Afrika
AFCON 2017: Xulalka Burkina Faso iyo Cameroon oo barbaro ku kala baxay
(Libreville) 14 Janaayo 2017 – Xulalka Burkina Faso iyo Cameroon ayaa barbaro ku kala baxay kulan ka tirsan Qeybta (A)…
Read More » -
England
EPL: Chelsea oo guul ka soo gaaray kooxda Leicester City oo ay booqatay, xilli labo jeer uu shabaqa tagay Marcos Alonso … + SAWIRRO
(Leicester) 14 Janaayo 2017 –kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa guul ka soo gaartay Leicester City oo ay booqatay kulan ka…
Read More » -
Wararka
TOOS u daawo: Inter Milan vs Chievo – LIVE + Shaxda Sugan (Gagliardini oo safan)
Inter: Handanovic; D’Ambrosio, Murillo, Miranda, Ansaldi; Gagliardini, Kondogbia; Candreva, Joao Mario, Perisic; Icardi Kaydka Inter: Carrizo, Berni, Andreolli, Santon, Nagatomo, Medel, Gnoukouri,…
Read More » -
toos
TOOS u daawo: Burkina Faso vs Cameroon – LIVE (Shaxda Sugan)
Burkina Faso – Cameroon Burkina Faso – Cameroon Burkina Faso – Cameroon Gool FM
Read More » -
Italy
“Waxaan kula talinayaa Messi inuu u ciyaaro Juventus” – Gonzalo Higuain
(Torino) 14 Jan 2017 Weerar yahaka kooxda Juventus ee Gonzalo Higuain ayaa kula taliyay saaxiibkiis Lionel Messi inuu mar uun u ciyaaro…
Read More » -
Afrika
Koobka Qaramada Afrika 2017 oo caawa daaha laga rogay, xilli xulalka Gabon iyo Guinea-Bissau ay barbaro ku kala baxeen
(Libreville) 14 Janaayo 2017 – Koobkii 31-aad ee Qaramada Afrika ayaa caawa ka furmay dalka Gabon, iyadoo lagu daah furay…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
”Mustaqbalka ciyaaraha Talyaanigu waa mid ifaya.” – Giampiero Ventura
(Roma) 14 Jan 2017 – Macallinka xulka Talyaaniga ee Giampiero Ventura ayaa rumaysan in lacagaha lagu iibsadey Roberto Gagliardini iyo…
Read More » -
Wararka
TOOS u daawo: Leicester City vs Chelsea – LIVE (Shaxda sugan)
Leicester City XI (4-1-4-1): Schmeichel; Fuchs, Morgan, Huth, Chilwell; Ndidi; Musa, Drinkwater, Mendy, Albrighton; Vardy. Chelsea XI (3-4-3): Courtois; Azpilicueta,…
Read More » -
Horyaallada
LA LIGA: Barcelona oo ku soo laabatay kaalinta labaad ee horyaalka, kaddib markii ay garaacday kooxda Las Palmas, xilli Suarez uu labo jeer shabaqa soo taabtay… + SAWIRRO
(Barcelona) 14 Janaayo 2017 – Kooxda Barcelona ayaa dib ugu soo laabatay kaalinta labaad ee horyaalka La Liga markii ay…
Read More »