Henrikh Mkhitaryan oo ku guuleystay goolkii ugu quruxda badnaa ee bisha Premier League-ga

3C19492800000578-0-image-a-16_1484305881689

(Manchester) 13 Jan 2016. Henrikh Mkhitaryan ayaa la gudoonsiiyey abaalmarinta goolkii bishii December ugu quruxda badnaa ee Premier League-ga.

Waxa uu ahaa kii uu sida dib qalooca isaga oo isu kala jiiday ugu shuba Sunderland.

3C196A4F00000578-4116632-image-m-56_1484307520347 3C196A9200000578-4116632-image-m-54_1484307496821

Laacibka khadka dhexe ee Manchester United waxa uu jirkiisa ku qaabeeyey intii ay kubadda hawada ku soo jirtay markii uu ciribeeyayna ayaan darro ayey u ahayd goolhaye Jordan Pickford.

Yeelkeede, waxa uu ahaa goolkaas garab dhaaf (Offside), balse kii ugu quruxda badnaa!

Laacibka ka u dhashay Armenia qaab hoose ayuu ku bilaabay waayihiisa Man United balse muddooyinkii dambe waxa uu ka noqday Old Trafford bid lagu tashado.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close