Graeme Souness oo shaxda isku dhafka ah ee Man United iyo Liverpool ka saaray Paul Pogba…(EEG SHAXDA)

pa

(England) 13 Jan 2017. Khabiirka Sky Sports Graeme Souness ee qadka dhexe uga soo ciyaari jiray kooxda Liverpool ayaa shaxdiisa isku dhafka ah ee Liverpool iyo Man United ka saaray laacibka ugu qaalisan kubbada cagta adduunka ee Paul Pogba.

Man United ayaa axada Old Trafford ku marti galin doonta kooxda Liverpool oo ku jirta kaalinta labaad ee horyaalka Premier League.

Haddaba Souness ayaa qadka dhexe ee kooxdan isku dhafka ah u soo xushay kabtanka Liverpool Jordan Henderson isagoo ka soo tagay Pogba.

EEG SHAXDA:

Graeme Souness' combined Manchester United and Liverpool XI

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close