Georgina Rodriguez oo ku soo biirtay Twitter-ka ugana hadashay markii ugu horreeysay oo ay wax ku qorto Ronaldo!

C15gBbpXUAIobIz

(Madrid) 13 Jan 2017. Georgina Rodriguez ciwaanno badan ayey sameysay 2017!

Habeenkii isniinta, magaaada Zurich, Ronaldo waxa uu bulshada kubadda cagta ku baray Georgina Rodriguez oo ah jeexiisa labaad.

Wey ku wehelisay munaasabaad iyada oo Ronaldo yare xilli CR7 la gudoon siiyey FIFA Player of ther year.

Hadaba, Georgina Rodriguez dhawaan uun ayey yeelatay koonto Twitter-ka  ah, ogow, wixii ugu horreeyey ee ay uga hadasho waxa uu ahaa gacaliyeheeda – Ronaldo.

Waxa ay ku tiri: Dadaal badan oo la sameeyo abaalmarin ayey leedahay.

 

Labada lamaane waxa ay haasawaha bilaabeen bishii Nofeember.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close