‘Fariiso dhulka!”, Ibra oo ka booleystay Pogba [Daawo]

3C17D51200000578-0-image-m-6_1484297843400

(Manchester) 13 Jan 2016. Sky Sports waxa ay wareysi gaar ah la yeelatay xiddiga Manchester United Zlatan Ibrahimovic.

Wareysiga waxaa qaaday halyeyga Arsebal – Thiery Henry.

Henry iyo Swedishka mid waliba kursigiisa ayuu ku fadhiyey,balse Ibra waxa uu arkay Pogba uu taagan meel u dhaw Camera-da.

Zlatan saaxiibkiis waxa uu ku marti qaaday in uu u yimaado balse markii hore Ibra waxa uu xaqiijiyey in Pogba uu dhulka fariisto kahor inta aan lagu duwin Camera-da.

Kaftan ayey is wey-daarsadeen labada ciyaaryahan ee Man United kahor inta Henry uusan arimo kubadda cagta ah la galin.

 

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close