DEG DEG: Zlatan Ibrahimovic oo ku guuleystay ciyaaryahankii bisha ee Premier League-ga

ibra

(Manchester) 13 Jan 2016. Weeraryahanka Manchester United Zlatan Ibrahimovic ayaa loo doortay ciyaaryahankii bishii December ee Premier League-ga.

Laacibka reer Sweden waxa uu ku garaacday jaa’isada Alexis Sanchez, Diego Costa iyo Dele Alli.

Ibrahimovic oo ay da’diisu tahay 35, waxa uu dhaliyey shan gool lix kulan oo uu dheelay muddada bishaas ah.

Dhaliyihii hore ee Paris Saint – Germain waxaa soo food saaray bilo liitay sida Oktoobar iyo Nofeembar isaga oo dhaliyey gool qura 11 jeer oo uu saftay.

630149922-e1482008872391

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close