Day: January 13, 2017
-
Italy
Lega Serie A oo wadda qorshe Boxing Day lagu ciyaarayo horyaalka Talyaaniga!
(Milano) 13 Jan 2017 – Wixii loo gaaro fasal-ciyaareedka xiga, haddii aysan wax is bedelin, waxaa lagu wadaa in horyaalka…
Read More » -
Italy
”Roberto Gagliardini diyaar buu u yahay inuu berri safto waana laacib muhim ah” – Pioli
(Milano) 13 Jan 2017 – Macallinka Inter Milan ee Stefano Pioli ayaa sheegay in Roberto Gagliardini uu “diyaar u yahay”…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
MILANO VS TORINO 6-0: Kooxaha reer Milano oo 6 jeer oo ay fasalkan la ciyaareen reer Torino ka wada adkaaday!
(Roma) 13 Jan 2017 – Waxaa ilaa fasalkan kala barka ah dhacay 6 kulan oo dhexmaray kooxaha Milanese-ka ah iyo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Georgina Rodriguez oo ku soo biirtay Twitter-ka ugana hadashay markii ugu horreeysay oo ay wax ku qorto Ronaldo!
(Madrid) 13 Jan 2017. Georgina Rodriguez ciwaanno badan ayey sameysay 2017! Habeenkii isniinta, magaaada Zurich, Ronaldo waxa uu bulshada kubadda cagta…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
‘Fariiso dhulka!”, Ibra oo ka booleystay Pogba [Daawo]
(Manchester) 13 Jan 2016. Sky Sports waxa ay wareysi gaar ah la yeelatay xiddiga Manchester United Zlatan Ibrahimovic. Wareysiga waxaa qaaday…
Read More » -
Wararka
‘Dadka xigmadda leh wey garanayaan in Ronaldo uusan ka fiicneyn Rooney,” – Xiddig labadaba garoon la soo galay oo cadeeyey in Wazza uu u tanaasulay kooxda
(Manchester) 13 Jan 2016. Kabtanka Manchester United Weyne Rooney waxa uu meel walba uga dhigmay Cristiano Ronaldo kahor inta uusan u…
Read More » -
Wararka
Henrikh Mkhitaryan oo ku guuleystay goolkii ugu quruxda badnaa ee bisha Premier League-ga
(Manchester) 13 Jan 2016. Henrikh Mkhitaryan ayaa la gudoonsiiyey abaalmarinta goolkii bishii December ugu quruxda badnaa ee Premier League-ga. Waxa uu…
Read More » -
Wararka
DEG DEG: Zlatan Ibrahimovic oo ku guuleystay ciyaaryahankii bisha ee Premier League-ga
(Manchester) 13 Jan 2016. Weeraryahanka Manchester United Zlatan Ibrahimovic ayaa loo doortay ciyaaryahankii bishii December ee Premier League-ga. Laacibka reer Sweden…
Read More » -
Wararka
Conte oo loo doortay tababbarihii bisha ee Premier League (Waxa uu sooyaal u dhigay EPL-ka)
(Loondon)13 Jan 2016. Tababbaraha Chelsea Antonio Conte waxaa loo magacaabay macalliinkii bishii December ee Premier League-ga. Talyaaniga waxa uu sidaas ku…
Read More » -
Spain
Isku aadka Rubuc dhamaadka Copa del Rey oo la sameeyay, Barcelona iyo Real Madrid oo la kala ilaaliyay
(Madrid) 13 Jan 2017 Xiriirka kubadda cagta Spain ayaa sameeyay isku aadka Rubuc dhamaadka koobka boqorka Spain oo sanadkaan aad u…
Read More »