Maaliyadan ayaa masiibo ku ah Liverpool

livv

(England) 12 Jan 2017. Liverpool ayaa xalay guul darro kala soo kulantay kooxda Southampton lugta hore ee semi final ka EFL Cup, waxaa taa u dheereyd inuu bandhigooda aad u liitay.

Naadiga lagu naaneyso Reds ayaa kal ciyaareedkan ciyaartay 26-kulan waxaana laga adkaaday 3-kulan oo qura ku darso xisaabta saddexda kulanba waxay wadatay maaliyada saddexaad.

Saddexda kulan ee laga adkaaday Liverpool ayaa kala ah:

20 August 2016: 2-0 defeat at Burnley.

http://i2.mirror.co.uk/incoming/article8672700.ece/ALTERNATES/s615b/

4 December 2016: 4-3 defeat at Bournemouth.

http://i2.mirror.co.uk/incoming/article9392944.ece/ALTERNATES/s615b/

11 January 2017: 1-0 defeat at Southampton.

http://i4.mirror.co.uk/incoming/article9606132.ece/ALTERNATES/s615b/

Way jirtaa kulamo yar ay adkaatay Liverpool iyadoo xiran maaliyadan inkaaran oo waxay uga adkaatay  Crystal Palace iyo Middlesbrough, laakiin kulamadii laga adkaaday oo idil waxay xirnayd maaliyadan.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close