Day: January 12, 2017
-
Spain
Real Madrid oo u soo baxday siddeed dhammaadka Copa del Rey, inkastoo ay barbaro la soo gashay kooxda Sevilla… + SAWIRRO
(Sevilla) 13 Janaayo 2017 – Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa u soo baxday siddeed dhammaadka Copa Del Rey, kaddib…
Read More » -
Italy
COPPA ITALIA: ACM VS TOR 2-1…AC Milan oo usoo baxday rubuc-dhamaadka Koobka Talyaaniga + Sawirro
(Milano) 13 Jan 2017 – Kooxda AC Milan ayaa usoo baxday rubuc-dhamaadka Coppa Italia kaddib markii ay 2-1 iskaga reebtay…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: Sevilla vs Real Madrid 3-3 (Real oo lala raftay)
Sevilla – Real Madrid Gool FM
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: AC Milan vs Torino 2-1 (Milan oo markale Juventus ballansatay)
Milan: Donnarumma; Abate, Gomez, Paletta, De Sciglio; Kucka, Sosa, Bertolacci; Suso, Lapadula, Bonaventura Kaydka Milan: Storari, Plizzari, Ely, Honda, Poli,…
Read More » -
England
Schneiderlin oo u mahadceliyay taageerayaasha Manchester United
(Manchester) 12 Jan 2017 Laacibkii dhawaantaan ku biiray kooxda Everton ee Morgan Schneiderlin ayaa u mahadceliyay taageerayaasha kooxdiisii hore. Morgan Schneiderlin ayaa…
Read More » -
England
RASMI: Morgan Schneiderlin oo ku biiray Everton
(Liverpool) 12 Jan 2017 Kooxda Everton ayaa si rasmi ah u shaacisay saxiixa laacibkii qadka dhexe ee kooxda Manchester United Morgan…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Bisadeyda dhimashadeeda waxaa iiga xumaa heshiiskii Fellaini!
(Manchester) 12 Jan 2017. Go’aankii ay Manchester United qandaraaska ugu dheereysay Marouane Fellaini waxa ay ahayd in uu war wanaagsan u…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Cristiano Ronaldo oo sanadkii 3-aad oo xiriir ah ku guuleystay abaal marinta Salon d’Or
(Europe) 12 Jan 2017. Cristiano Ronaldo oo dhawaan ku guuleystay abaal marinnada Ballon d’Or iyo FIFA Best Player ayaa misane…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Diraasad cusub oo lagu soo saaray 20-ka koox ay shaxdooda ugu qaalisan tahay Yurub….(Man United oo makaan fiican ku jirta)
(Europe) 12 Jan 2017. Diraasad cusub ay sameysay UEFA ayaa lagu soo saaray 20-ka koox ee shaxda ugu qaalisan ku…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Maaliyadan ayaa masiibo ku ah Liverpool
(England) 12 Jan 2017. Liverpool ayaa xalay guul darro kala soo kulantay kooxda Southampton lugta hore ee semi final ka…
Read More »