HOR DHAC: Southampton Vs. Liverpool

southampton-v-liverpool-live

(Southampton) 11 Jan 2016. Liverpool waxa ay booqan doontaa Saints kulan ka tirsan afar dhammaadka EFL Cup-ka.

Xalay waxaa lugta hore badisay Man United kulankii ay Hull City la dheeshay, taas oo ka dhigan in Reds ay iyana isku dayyi doonaan raacidda dhabbahaas.

Maxaa ka cusub Reds?

-Jurgen Klopp waxa uu safay kooxdii ugu da’dayareed ee taariikhda Liverpool kulankii ay Playmouth bar bar dhaca la galeen FA Cup-ka, laakiin waxaa la filayaa in ciyaartan ay taas ka duwanaan doonto.

-Iyada oo ay booqan doonaan axada, Klopp wuu ka fakari doonaan xulashooyinkiisa

-Waxaa ka maqan Joel Matip, Herderson waa dhaawac

-Coutinho iyo Milner wey soo laaban doonaan

-Goolhaye Karius ayaa qaban doonaa shabaqa

RAAD RAAC:

-Southampton waa laga badiyey labadii kulan ee ugu dambeeyey ee ay gurigeeda ku ciyaarto

-Kulankii horyaalka ee ay labadan wada dheeen bar bar dhac 0-0 ayuu ku soo dhamaaday

SAFAFKA LA FILI KARO

Gegida: St Mary’s

Saacadda GeeskaAfrica: 10: 45Pm

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close