Marcos Alonso iyo Victor Moses oo godkooda biyo ugu soo galeen (Antonio Conte oo doonaya in…)

conte

(London) 10 Jan 2017. Tababare Antonio Conte ayaa doonaya inuu la soo saxiixdo labo daafac oo ka ciyaarta labada garbood inta aysan dhammaan bishan Janaayo sida ay warineyso The Times.

Iyadoo ay jirto in Victor Moses iyo Marcos Alonso ay bandhig cajiib ah sameynayaan misane Conte ayaa doonaya inuu kooxda ku soo daro wax badel u noqda labadooda maadaama ay labadaas garbood muhiim u yihiin shaxdiisa cusub ee 3-4-3.

Macalllinkii hore ee Juventus ayaana bartilmaameedkiisa sare suuqan Janaayo ka dhiganaya xiddigaha West Ham ee Michail Antonio iyo midka kooxda Koln ee Jonas Hector.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close